Madaxweyne Qoor Qoor iyo James Swam oo arrimo kala duwan kawada hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, oo maanta soo gaaray magaalada Dhuusamarreeb ee caasimadda Galmudug. Madaxweynaha iyo danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay arrimo dhoor ah oo ay kamid yihiin mashaariicda hormarineed, aminiga, abaaraha, la … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor iyo James Swam oo arrimo kala duwan kawada hadlay (Sawirro)